Noble Quran » soomaali » Sorah Al-Inshiqaq (The Splitting Asunder)
Choose the reader
soomaali
Sorah Al-Inshiqaq (The Splitting Asunder) - Verses Number 25
وَأَذِنَتْ لِرَبِّهَا وَحُقَّتْ ( 5 )  
 
Oos Eeba Addeeco waana xaq adeeciddaasina. (wuxuu la kulmi Ruuxwalba Camalkiisa).
يَا أَيُّهَا الْإِنسَانُ إِنَّكَ كَادِحٌ إِلَىٰ رَبِّكَ كَدْحًا فَمُلَاقِيهِ ( 6 )  
 
Dadow waxaad u dhibboon ood u camalfali xagga Eebe, waadna la kulmi.
فَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ بِيَمِينِهِ ( 7 )  
 
Ruusiise Kitaabkiisa (fiican) Midigta laga siiyo (waa mu'minkee).
وَيَنقَلِبُ إِلَىٰ أَهْلِهِ مَسْرُورًا ( 9 )  
 
Wuxuuna ku noqon Ciddiisii (Jannada joogtay) isagoo faraxsan.
وَأَمَّا مَنْ أُوتِيَ كِتَابَهُ وَرَاءَ ظَهْرِهِ ( 10 )  
 
Ruuxiise Kitaabkiisa laga siiyo gadaashiisa (waa Dadka xune).
إِنَّهُ كَانَ فِي أَهْلِهِ مَسْرُورًا ( 13 )  
 
Maxaa yeelay Markuu dadkiisii dhexjoogay yuu kabirsanaa (Adduunkii).
Random Books
- Sheekooyinkii ugu wanaagsanaaSheekooyinkii ugu wanaagsanaa أحسن القصص waxaan u qoray Soomaalida jecel sheekooyinka Islaamiga ah, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.Source : http://www.islamhouse.com/p/61666 

- Xeerarka tajwiidka Qur’aankaXeerarka qurxinta aqriska Qur’aanka, أحكام تجويد القرآن waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.Source : http://www.islamhouse.com/p/61670 
- Sheekooyinkii ugu wanaagsanaaSheekooyinkii ugu wanaagsanaa أحسن القصص waxaan u qoray Soomaalida jecel sheekooyinka Islaamiga ah, rabana inay u sii gudbiyaan caruurtooda.Source : http://www.islamhouse.com/p/61666 
- Qaamuuska carabiga oo koobanQaamuuska carabiga waxaan ka turjumay qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay.Source : http://www.islamhouse.com/p/61645 