Noble Quran » soomaali » Sorah An-Nazi'at ( Those who Pull Out )
Choose the reader
soomaali
Sorah An-Nazi'at ( Those who Pull Out ) - Verses Number 46
وَالنَّازِعَاتِ غَرْقًا ( 1 )  
 
Eebe wuxuu ku dhaartay Malaa'igta Nafta si daran uga siibta (gaalada).
يَقُولُونَ أَإِنَّا لَمَرْدُودُونَ فِي الْحَافِرَةِ ( 10 )  
 
Waxayna dhihi (Gaaladu) Ma raadkiibaa naloo celin (Adduunkii).
إِذْ نَادَاهُ رَبُّهُ بِالْوَادِ الْمُقَدَّسِ طُوًى ( 16 )  
 
Markii Eebe uga yeedahy Toggii barakaysnaa ee Dhuwa.
فَأَخَذَهُ اللَّهُ نَكَالَ الْآخِرَةِ وَالْأُولَىٰ ( 25 )  
 
Markaasaa Eebe Ciqaabay Aakhiro iyo Adduunba.
إِنَّ فِي ذَٰلِكَ لَعِبْرَةً لِّمَن يَخْشَىٰ ( 26 )  
 
Arrintaasna waano yaa ugu sugan Ruuxii Eebe ka yaabi.
أَأَنتُمْ أَشَدُّ خَلْقًا أَمِ السَّمَاءُ ۚ بَنَاهَا ( 27 )  
 
Ma idinkaa daran abuuridda masc Samada Eebaa dhisay.
وَأَغْطَشَ لَيْلَهَا وَأَخْرَجَ ضُحَاهَا ( 29 )  
 
Habeenkeedana madoobeeyay Maalinteedana soo bixiyay (Ifiyay).
وَأَمَّا مَنْ خَافَ مَقَامَ رَبِّهِ وَنَهَى النَّفْسَ عَنِ الْهَوَىٰ ( 40 )  
 
Ruuxiise ka yaaba la kulanka Eebe Naftana ka reeba Hawada (xun).
Random Books
- WAXYAALO ILAAHAY XARIMAY DADKUNA FUDUDAYSTAY IN LA ISAGA DIGANA AY WAAJIB TAHAY-Source : http://www.islamhouse.com/p/339560 
- Qaamuus soomaali carabi oo koobanQaamuuska soomaali carabi oo kooban waxaan u qoray Soomaalida jecel iney bartaan afka Qur’aanka kariimka.Source : http://www.islamhouse.com/p/61650 
- SADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODASADDEXDA ASAL IYO DALIILAHOODAFormation : Maxamed Bin Cabdulwahaab Translators : Cabdifataax Axmed From issues : www.iu.edu.sa Source : http://www.islamhouse.com/p/459 
- AFARTAN XADIIS-Source : http://www.islamhouse.com/p/339628 
- Qaamuuska carabiga oo koobanQaamuuska carabiga waxaan ka turjumay qaamuuska la yiraahdo "Sixaaxii oo la soo koobay" مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan "Ar-raazi". Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay.Source : http://www.islamhouse.com/p/61645 














